Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa maalinkii labaad kulan Looga hadlayo amaanka Muqdisho kula leh Ciidamada Amaanka Soomaaliya.
Waxaana kulanka intooda badan looga hadlayaa sidii Amaanka Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya loo Xaqiijin lahaa islamarkaana looga hor tagilahaa Falalka amaandaro.
kulanka ayaa waxaa lagu Gorfeenayaa Amaanka Magaalada Muqdisho iyo sida Amaanka loo sugi karo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Kulanka oo Muqdisho ka dhacay
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com