Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalda Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Oo Xalay Ka Qeyb Galay Barnaamijka Dood Wadaag Ee Kabaxa Universal Tv ayaa Sheegay Dib Loo Soo Celiyay Sibaarooyinkii Islamrkaan Gaadidka Looga Qaado Lacaga Badan oo uu Sheegay in ay Dhibaato ku Tahay Shacbka Soomaliyeed iyo Waliba Ganacsiga
Tarsan Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa Sheegay In Maamulka Gobolka ay ka Go’antahay Ladagaalnka Kooxaha Isbaarooyinka Soo Dhigtay Magaalda Muqdisho Asagoona Shacbka Ugu Baaqay In Dhankooda ay La Dagaalamaan
Halkaan Ka Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com