Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadlay Weerarkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Madaxytooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha soomaaliya ayaa sheegay in ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay laa yeen Maleeshiyaad la soo qalday oo ka tirsan Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com