Muqdisho(AGGM): Munaasabadaan oo lagu Xusayey 44 Guuradii ka soo wareegatay markii La aas aasay Ciidamada Asluubta ayaa maanta lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.
Waxaana ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiiro ka tirsan Xukumadda iyo Sidoo kale saraakiisha Ciidamada Amaanka Soomaaliya.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Maxweynaha Uu Ka Jeediyaya Xuska Ciidanka Asluubta
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.co