Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa maanta waxaa soo gaaray Safiirka Dalka Iswesarland u fadhiya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya Ambaasador Tom Eglaayo,waxaana soo dhaweyey Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya .
Ambaasadoorka ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud,waxaana ay ka wada hadlen Sidii Dowladda Soomaaliya ay looga Taageeri lahaa Dhanka Amaanka iyo Mashaaricda Hormarinta.
Sidoo kale Amabaasadoorka ayaa sheegay in Dowladda Ay ka taagerayaan sidii looga Caawin lahaa Fidi taanka Nidaamka Fadaraalisimka ah.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Safiirka oo Arimo badan ka hadlay
Ish ku Hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com