Muqdisho(AGGM): Xalay Magaalada Muqdisho waxaa lagu Dilay Hooyo iyo Wiil ay Dhashay,kadib markii Nin Tooreey wata uu Weeraray Qoskaasi.
Ciidamada Amaanka ayaa maanta Gacanta ku dhigay Caruur iyo Haweeneeydii uu Qabay Ninka Gacan ku Dhiiglaha ah.
Mid kamid ah Dadka Degmada Yaaqshiid ayaa Allgalgaduud Media u sheegay in Ciidamada Dowladda ay sidoo kale ay ku raad joogaan islamrkaana Ninka Waxdilay Caruur uu dhalay iyo Xaaskiisa lasoo qabtay.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Haweeneey ka mid ah Dadka Deegaanka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com