Gaalkacyo(AGGM): Koox Hubeeysan ayaa Magaalada Gaalkacyo Xalay Weeraray Fariisimo Ciidamada Maamulka Puntland ay ku leeyihiin Magaalada Gaalkacyo.
Dagaalka ayaa ka dhacay Xaafada garsoor ee Waqooyiga Magaalada gaalkacyo,waxaana Masuuliyiinta maamulka puntland ay sheegeen in ay Ciidamada Puntland ay soo weerareen Koox Hubeeysan oo Burcadbadeed looga Shakiyey.
Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabasan Amuurahhaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com