Muqdisho (AGGM): Dowladda Soomaaliya iyo QM ayaa maanta Gaaray Heshiis ku aadan Ilaalinta iyo qawaaniinta Caalamigaa si loo ilaaliyo Labada Dhinacba.
Dowaldda Soomaaliya ayaa Heshiiska waxa u saxiixauy Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya C/laahi Bayle,waxaana Dhanka QM u saxiixay Ergayga Gaarkaa Nikalos Key.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh maxamuud ayaa Sharaxaya Qodobada Heshiiska iyo Ujeedka loogalay.
Halkaan Hoose ka dhageyso warka Amuurtaasi.
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com