Baledweyne(AGGM): Shalay magaalada Baledweyne waxaa ka dhacay Banaanbax ay dhigayeen Dad Careeysan oo ka soo hor jeeda Xukunka Maxkamada Gobolka Hiiraan ay ku riday Gudoomiye kuxigeenkii Amaanka Ee Magaalada Baledweyne.
Gudoomiyaha Makamada Xuseen Cabdi Maxded oo la hadalay BBC ayaa sheegay in Xukunka Gudoomiye kuxigeenka Amaanka Baledweyne uu yahay mi si Wanaagsan u dhacay.
Waxaa uu Xusay in Dadka ay yihiin Dad aan Dowladdnimo arkin oo ay doonayaan Dagaal iyo Isku Dhac ka dhashay Bulshada Baledweyne.
Halkaaan Hoose ka dhageeyso Codka Gudoomiyha Maxkamada
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com