Dhageyso:Saraakiisha Ciidamada DFS oo Beeniyey in Al-shabaab ay la Wareegeen Deegaano ka tirsan G/sh/Hoose

0

Marka(AGGM): Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya  ee ku sugan Deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Beeniyey in ay Al-shabaab ay la Wareegeen Deegaanka Mubaarag ee Gobolkaasi.

Gorneel Absuge oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Been abuur ku Tilmaamay in aaysan jirin Wax Qabsasho ah oo Al-shabaab Deegaankaasi ay ka qabsadeen.

Waxaa uu sheegay in Al-shabaab ay soo weerareen Deegaanka islamarkaana ay isk difaaceen oo Dad farabadan ay iska dilen.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Coodka Sargaalka ka tirsan Ciidamada Dowladda

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com