MAQAAL: Cııd Aan Cııdan Lahayn Soo Ma Cıdloobın? W/Q Cabdikaamil Abshir Warsame

0

Awooda cııdan waa tıır ka mıd ah tıırarka ugu muhıımsan ee jırıtaanka bulsho ama umad hadıı la waayana gabı ahanba amaba ay tabar daraato ay suurtagaltahay ın uu dhaawac xoogan uu gaaro jırıtaanka umadaas

Hadaba Soomaalıya ka hor burburkıı dalka ıyo dadkaba waxyeeleyay waxay ku taamıjırtay awood buuxda oo cııdan taa oo kaalın muuqata ku lahayd mandıqada ıyo guud ahaan qaarada ay Soomaalıdu dunıda kaga nooshahay, hadaba ıntıı ay jırtay awoodaa cıdan Soomaalıdu waxay ahay bulsho ku dhex leh bulshoweynta caalamka magac ıyo maamus hadii ay ahaan lahayd mıd dadnımo ama dalnımo.

Guulıhiı ugu muhıımsanaa ee ay somalıdu gaartay waxa badankooda so hoyaya cııdanka somalıyeed una dhabar adeegay uguntashada ıyo ısku hawlıda ın la helo umad ama bulsho waxtar leh halkudhıgeeduna yahay( ISKUFILNAAN ISTAAKULEEYN ISGARAB ISTAAG IYO HIIL WALAALAA GARAB GALA).

Runtıına doorka cıdanka somalıyed kuma koobnayn oo kalıya u hawlgalıda ıyo adeegıda bulshada somalıyed waxaase taa u sı dheeraa wax utarıda shacbıgıı reer afrıka oo la talaa dhacayay heeryadıı gumeystayaasha.

Waxayna cııdanka somalıyed kaalın buuxda ka cıyaareen xoroobıdıı wadamo badan oo afrıkaan ah kuwaas oo ku hoos jıray gumeysıgıı dowladıhıı reer YURUB…. waxaana ay maanta wadamo badanı hoos harsanayaan xorıyadıı, calankıı ku yımıd dhııga hawlkarnımo ee cııdanka somalıyeed.

Waxaan ka mıd wadamadaas ANGOLA, NABIBIA, S. AFRICA.ka dıba markıı SHIRKII RIBAAD 1973 loo doortay wadamo ay Soomaalıya hogaanka u haysay xoreynta wadamadıı afrıka ee ku jıray gacanta gumeystaha.

Waxayna cııdamada somalıyeed sı toos safka u la galeen dhaqdhaqaaqyadıı xornımodoonka aha.

waxayna ka soo hooyeeen guulo iyo waxqabad dhab ah oo loo mahdiyay taa oo kor u qaaday sumcadıı Soomaalıdu ay dunıda ku lahayd loona aqoonsaday libaaxyadii afrıka.

Waxana hubaal ah waxtraka guud ee ka baxsan ınsaanku bulshada uu ku dhex noolyahay ın ay tahay garaadada ugu sareysa ee uu gaaro aadamıgu

Si kastoo ay xaladu ahaa waxaa si rasmi ah loo wayay kaalintii libaaxyadi afrika ka dib bur burkii ku yimid dowladii ay cidanku hoganka u hayeen waxaana la dhihikara waxan hawlgab noqday dhamaan laamihii kala duwanaa e ciidan sida POLIS, MILATARI, KUMAANDOOS IYO IN KALEBA .

hadaba suasha wali jarta ee jawabdoonka ahi waa maxa hortaagan so noqoshadii cududa ciidan ee lıbaaxyadıı afrıka?.

Yayse ka goadaa helitaanka ciidan Soomaali oo awoodna leh aruursana Caqabadaha hortaagan in la helo cidan somali waxan ku so koobidoona

1. Soomaalıda oo an isku day dhab ah la imaan.

2. Danaha shısheeye ee damaca ku dhısan oo aan ınbadan so dhaweynayn awood ay Soomaalıdu yeelato.

İsku day dhab ah oo ay Soomaalidu la timaadaa si ay u soo ceshto ciidanki gaashaanka u ahaa sharafteeda umadeed waxay kaga xirantahay in la helo isku filnaansho maamul iyo dhaqaale hagaagsan

Danaha shısheeye ee ku wajahan dhulka ıyo dadka somalıda ayaa ınbadan uu arka helıtaanka cudud cııdan oo mıdeysan ee ay somalıda yeelato ın aya tahay caqabad wax u dhımıkarta danahooda gaar.

Wuxuse u guuleystay damaca ku wajahan somalıda markıı laga damıyay ıftıınkıı qaarada mıdow ka dhex bırqay gacana u haatıyay umadıhıı kale gudcurka dhex taahayay.

Maalinta baa la is tusay loona tashaday goaana lagu gaaray in in la mijoxaabiyo lagana feejignaado soo ifbixidiisa danbe.

abdi-kamil-abshir-warsame-300x300
Abdikamil Abshir Warsame arday jaamacadeed kuliyada dhaqaalaha iyo culuumta siyaasada CAIRO UNIVERSITY.

Cabdikaamil Abshir Warsame
KALAAY35@HOTMAIL.COM

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com