Dhageyso:Hadal ka soo baxay Maleeshiyada Axmed Madoobe

0

Kismaayo (AGGM): Shalay waxaa ku ekaa Heshiiskii Dowaladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe ee ku aadanaa Maamulida Garoonka iyo Dekeda Magaalada Muqdisho.

Maamulka Xooga isku Magacaabay ee Kismaayo Qeybo kamid ah ka taliya ayaa si cad u sheegay in Balantii ay oga baxeen Dowaldaa Soomaaliya ee Heshiiskaasi ku aadanaa.

C/qani oo Axmed Madoobe ugu Magacaban Wasiir dowlaha Madaxtooyada ayaa sheegay in Heshiiskaasi ay Dowaldda Oga Baxeen sida uu yiri.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka C/qani Maamulka  KMG Jubba

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com