Dhageyso:Gudoomiyaha Janaale oo ka warbixiyey Amaandarida Deegaankaasi ka jirta

0

Janaale(AGGM): Gudoomiyaha Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose  Max’ed Idiris oo lahadalay Warbaahinta ayaa sheegay in Deegaanka ay ku soobateen Falalka amaan Daro ee ka dhaca degmad.

Gudoomiyaha Janaale ayaa sheegay in Falalkaas amaan Daro ay yihiinkuwo ay geeysanayaan Dhac Dil iyo Boob intaba kuwaas oo aan loo dul qaadan karin sida uu sheegay Gudoomiyaha.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in Ciidamada Milatariga Dowladda Soomaaliya ay Sameeyaan Dhaca ugu badan ee loo geeysto dadka Shacabkaa ee ku nool degaanka Janaale.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warka ku saabsan Gudoomiyaha Deegaanka Janaale

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com