Baydhabo(AGGM): Magaalada Baydhbo ee Xaruunta Gobolka Baay oo ay ka socoto Shirka Maamul u sameynta Gobolada Koofur galbeed ee Dalka Soomaaliya ayaa Musharaxiinta Xilkaas u taagan waxaa ay Jeediyeen Qodbad ku aadan wax ay qabanayaan.
Musharaxiinta ayaa waxaa ka mid ahaa Madoobe Nuunoow Maxed oo si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya islamarkaana Xilal ka soo qabtay Dowladdi hii KMG ahaa ee Dalka.
halkaan ka dhageyso war Kooban oo aan ka sameynaya Shirka baydhabo
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com