Baraawe(AGGM): Labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Dalka Kenya oo Sanad ka Hor Gobolada Jubooyinka ay Al-shabaab ku soo qabteen Dagaal ka dhacay ayaa waxaa Al-shabaab ay shaaciyeen in ay ku Biireen oo Diinta Islaamnka ay qaateen.
Labadaan Askari oo in mudo ah Gacanta ugu jiray Al-shabaab ayaa waxaa ay ku nool yihiin Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Waxaana ay sheegeen in Askartaan ay hada ka mid noqdeen Al-shabab oo Dagaalka ay la gali doonaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso wareeysi Arintaas ku saabsan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com