Dhageyso:Wareeysi Siyaasi Cali”Daacuun”Madaxweyne Xasan Sh. Ma ogala in Amaanka la saxo

0

Muqdisho(AGGM): Wareeysi Dhinacayo badan taabanaya oo Idaacada Gal-jubba uu Siiyey Siyaasi Cali Max’ed Axmed”Cali Daacuun” oo Falan qeeya Arimaha Siyaasada ayaa ka hadlay Arimo Farabadan oo ka jira Dalka.

Siyaasi Cali Max’ed Axmed ayaa ugu horeen ka hadlay Weerarkii Madaxtooyada Soomaaliya ee Al-shabaab ay ku soo qaadeen,waxaana uu sheegay in Fashilka Weerarkaasi ay Leeyihii Dadka Dowladda ugu Magacaaban Amaanka.

Cali Max’ed ayaa sidoo kale Sheegay Saraakiisha Amaanka Soomaaliya ay yihiin Dad ku Fashilmay Amaanka Dalka oo la Doonayo in Xilka Qaadis lagu Sameeyo.si dalka Hormar iyo Amaan uu u Gaaro.

Halkaan Hoose ka Dhageeyso Wareeysiga Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Wareysi-Siyaasi-cali-Maxed-Axmed-Cali-Daacuun.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com