Baydhabo(AGGM): Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta ka dhacaya Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed ee Dalka Soomaaliya.
Xildhibaan Max’ed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan Magaalda Baydhabo ayaa sheegay in Maanta Doorsho Madaxweyne ay ka dhacayso Magaalada islamarkaana lagu Dooranayo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Dalka.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Waresi Xiiso Badan oo Afaraale uu Oga hadlayo halkaasi
Isha ku Hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com