Baled-Xaawo(AGGM): Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Ajaanib ka tirasn Al-shabab .
Cabdi Buule Cabdi oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Ajaanibtaan la qabtay ay Gaareyso ilaa iyo Saddex Askari oo u dhashay Jasiirada zimsibaar.
Waxaa uu sheegay Sargaalkaan in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen Xili ay Doonayeen in ay ku Biiraan Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Sargaalka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com