Muqdisho(AGGM):Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay dib u la wareegay Deegaanka Raage Ceele ee Gobolka Shabellaha Hoose kadib markii Cidamada Dowladda Soomaaliya ay halkaasi ka baxeen.
Goobjoogeyaal ayaa Allgalgaduud Media u sheegay in saaka waabarigii Ciidamo farabadan oo ka tirsan Al-shabaab ay deegaanka soo galeen kuwaas oo Dadka Cabsi galiyey.
Waxaa Goobjoogeyaasha ay sheegeen in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay xalay halkaasi ka baxeen kadib markii ay shalay Gaareen deegaanka Raage Ceele.
Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Al-shabaab
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com