Dhageyso:Siyaasiin Sheegay in Dowldda aysan ka Dhabeeyn Balanqaadka Shacabka ay u sameeyaan

0

Muqdisho(AGGM): Siyaasi Max’ed Xuseen oo kamid ah Siyaasiinta ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa sheegay in
Madaxda Dowladda Soomaaliya markii la doorto ay balan qaad been ah ay Bulshada u sheegaan kadibna meesha looga tago.

Max’ed Xuseen ayaa sheegay in Balanqaadiki Gudoomiyaha Gobolka Banadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab uu yahay mid aan ka duwaneeyn kan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha iyo sidoo kale Madaxda kale ee Dowladda Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareesiga Masuulkaas ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com