Muqdisho (AGGM): Wasiirka Arimaha Gudaha soomaaliya C/laahi Goodax bare ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ay Xiligaan ay dagaal wajeheyso oo ay soo galeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Wasiir Goodax bare ayaa sheegay in Al-shabaab ka soo jabay Gobolada dalka Soomaaliya ay buux dhaafiyeen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka islamarkaana Dowladda Soomaaliya ay dagaal ka dhan ah Al-shabab oo looga saarayo Magaalada ay galeyso ama ay la Galeeyso Al-shabaab.
Halaan Hoose ka dhageeyso Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com