Dhageyso:Axmed madoobe oo ka Naxay Madoobe Nuunoow Max’ed

0

Adis Ababa(AGGM):Horjoogaha Kooxda Ku Godoonsan Magaalada Kismaayo ee Raas Kambooniyiinta Axmed Madoobe ayaa ka naxay Maamul Goboleedka
Koofur Galbeed ee Dalka Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Madoobe Nuunoow Max’ed.

Axmed madoobe oo ku sugan Magaalada Adis ababa ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya uusan Shaqeyndoonin oo aan Dowladda Soomaaliya aysan Aqoonsaneeyn,Taas oo ah Micneheeda ay tahay in uu ka Naxay,Maadaama Saddexda Gobole ee Jubadda Hoose,Jubbada dhexe iyo Gedo uu Maamulkaan ka Ariminayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Calaacalka Axmed Madoobe

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com