Cabadwaaq(AGGM): Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Axmed Jaamac Cabdule ayaa ka warbixiyey Amaanka Magaalada Caabudwaaq ioyo Deeganada Hoos taga.
Axmed Jaamac Cabdule ayaa sheegay in ay sidoo kale Xaliyeen Shaqaaqooyin ka dhacay Qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Somaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi Gudoomiyaha Degmada Gurceel
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com