Dhageyso:Gudoomiyaha Ururka Haweenka Naafada oo Muqdisho looga Dhawaaqay

0

Muqdisho(AGGM): Urur ay ku Mideysan yihiin Haweenka Naafadaa ayaa maanta looga dhuwaaqay Magaalada Muqisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka oo goobta ka hadashay ayaa sheegtay  in ay ka Codsanayaan Dadka Soomaaliyeed in ay la shaqeyaan oo ay Gacan siiyaan Ururka Naafada Haweenka Soomaaliyeed.

Waxaana ay intaa ku dartay in ay Isbadal ku sameyn Doonto Qaabka ay u Nool yihiin Haweenka Soomaaliyeed ee Naafada ah/

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha Ururka Haweenka Naafada Soomaaliya

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com