Galgaduud(AGGM): Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda Itoobiya ay ku qab qbteen Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool ee Koofurta Dalka Soomaaliya.
Horjoogahaan oo lagu Magacaabo Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab ay Gacanta ku dhigeen Tiro Askar ah oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya.
Waxaa uu intaa ku daray Horjoogaha Al-shabaab ka tirsan in ay Soo bandhigi doonaan Ciidamada Dowladda salka Itoobiya laga qabtay.
Halkaan hoose ka dhageyso Horjoogaha Al-shabaab
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com