Muqdisho(AGGM): Madaxaweynaha jamhuuriyada fedraalka somaliya xasan sheikh maxamuud aya maanta dakada muqdisho kaga qayb galay furitaanka mashruuc keyd shidaal loogu samyey dakada weyn ee magalada muqdisho kaas oo wixii hadad ka danbeya shaqeyn doona loogan maarmi doono in shidaalk markiibta looga soo qaaadoo.
Wasiirka wasrada dakadaha iyo gadiidka xukumada soomaliya ayaa u shegay warbahinta madaxweynaha in mashruucaan keydka shidaal ee dakada laga hirgaliyey aysoo socotay mudo laba sano ah ayna leyihiin ganacsato soomaliyeed fa.iido badan laga heli doono
Madaxweyne xasan sheikh maxamuud ayaa sina shegay in hirgalinta mashruucaan keydka shidalaka ee dakada ay tahay talaboo horey loo qaaday isagoona u hambalyey ganacsatdii hir galisay ganacsatada kale ee dalka dibadiisa ayuu ugu baaqay in ay dalaka dib u dhis noocaan oo kale ku samyeen .
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com