Horjoogaha Kooxda Nabad diidka ah ee Al-shabaab Axmed cabdi Godane ayaa war Maqal ah oo uu soo dhigay Warbaahinta Al-shabaab waxaa uu ka gahadlay Duulaan uu sheegay in Ciidamada Dowladda Itoobiya ay Dalka ku soo qaadeen.
Hadalka Godane oo u Eg mid Shacabka Soomaaliyeed lagu qaldaayo oo Taageero iyo gabad uu ku raadsanayo ayaa waxaa uu shacanka ka codsaday in ay Dagaalka Gacan ku siiyaan.
Halkaan Ka dhageyso Hadalka Horjooge Axmed Cabdi Godane
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com