Garoowe(AGGM):Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaawaxay sheegayaan in ay maantaayhalkaasi ka amba baxeen xubno wefdi uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali gaas iyagoogaarayMagaalada Jabuuti ka dib Casuumaad ay ka helleen Madaxweyne CismaaciilCumar Gelle.
Waxaana Madaxweynaha Safarkiisa ku waheliya Xubno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Wasiirada Maamulka Puntland.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warka Arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com