Kismaayo(AGGM): Odayaal ku nool Magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacada gal-jubba ayaa sheegay in Maleeshiyada Axmed Madoobe ay Dhibaato ku hayaan Shacabka ku nool Magaalada.
Max’ed Axmed Max’ed Sanweyne ayaa sheegay in Magaalada ay ka Qaxeen dilalka ay wadaan Maleeshiyada Axmed Madoobe.
Waxaana uu sheegay in Kismaayo maleeshiyada Axmed madoobe ay Dhac iyo Xasuuq ka wadaan oo dadka loo dilo si aan kala sooc laheyn.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Mas’uulka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com