Baardheere(AGGM): saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay ku wajahan yihin Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
Saraakiisha ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku wajahan yihiin Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
Sidoo kale waxaa uu ka hadlay Sargaalkaan u hadlay Ciidamada Ahlusunna in Al-shabaab lagu duqeyey Deegaan hoos taga Magaalada Baardheere.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka Sargaalka
Posted By Abdulkadir Jamac Halane
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com