Jowhar(AGGM): ayadoo Dhawaan Deegaanka Ceelsha Biyaha looga dhawaaqay Maamul ay dhisteen Labada Shabeele ayaa Maamulkaasi waxaa uu Buuq Xoogan ka dhex dhaliyey Bulshada ku nool Gobolka Shabellaha Dhexe.
Daa’uud Xaaji Ciro oo ah Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in ay Maamulkaasi uusan imaan karin Gobolka Shabelaha Dhexe.
Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin ku saabsan Arintaan
Isha ku hay Allgalgaduud@gmail.com
Allgalgaduud@gmail.com