Baledweyne(AGGM): Waxaa Maalinti labaad ka socda Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan Baraka ay Sameenayaan Dadka Shacabkaa ee kunool Degmada Buulabarde.
Waxaana Dadka Degmada ay yihiin kuwo ka barakacayaa Shalay ilaa maanta Degmada kadib Cabsi ay ka Qabaan Dagaal halkaa ka dhaca oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyo Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Goobjoogeha
Isha ku ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com