Baledweyne(AGGM):Wararka Nagasoo gaaraya Magaalada Baledweyne iyo Tuulooyinka Hoos yimaada ayaa sheegaya in Laga Gooyey Isgarsiitii Sababo aan La sheegin.
Isgaariinta ayaa Mar qur ah Hawada laga saaray,ayadoona Wararka ay sheegayaan in Amarka uu ka soo baxay Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha AMISOM.
Xiliga Hawada laga waayey Isgaarsiinta Magaalada Baledweyne ayaa aheeyd 70:00 Subaxnimo ee Saaka sida Wararka lagu Helaayo.
Inkastoo aan la ogeen ujeedka loo Jaray Isgaarsiinta Magaalada Baledweyne ayaa waxaa la sheegayaa in uu yahay u jeedka Howlgalka ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay ka Wadaan Gobolka.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Goobjoogaha
Isha ku hay allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com