Dhageyso:Ali dheere madhimane waan noolahay

0

Baraawe(AGGM) Afhayeenka Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in hadal kasoo baxay Dowladda Kenya iyo Warbaahinta Soomaaliya oo aheyd  in Afhayeenkii Al-shabaab la dilay.

Waxaa uu Tilmaamay in Hadalkaas ay sheegeen in uu yahay mid Muslimiinta lagu Qal qalgalinayo sida uu sheegay Afhayeenka Falaagada Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Cali dheere

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com