Dhageyso:Al-shabaab oo Deegaano Marka Hoos yimaada laga Qabsaday

0

Marka(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa Deegaano hoos yimaada Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose kala Wareegay Al-shabaab.

Ilaa iyo 4 deegaan oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay la wareegeen  Deegaanadaas oo ay Al-shabaab Maamuli jireen.

Gudomiyaha Marka Max’ed Cismaan Yariisoow ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab lagala Wareegay Deegaanadaas islamarkaana ay ku hawahan yihiin Deegaanada kale ee Al-shabaab ay Gobolka Ka joogaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warka Deegaanada Al-shabab lagala Wareegay

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com