Muqdisho(AGGM): Raisul Wasaaraha Qaranka Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa sheegay in Madaxda Urur Goboleedka Igaad aya Dowladda Soomaaliya ka Caawin Doonto Gar-gaar la Gaarsiinayo goobaha Al-shabaab laga Xoreeyey.
C/wali Sh Axmed ayaa sheegay in Deegaano iyo Degmooyin hoostaga Gobolada dalka Qaarkooda Xukumadda Soomaaliya Egad at ka balan qaaday in Gargaar Deg-deg ah lagaariinayo.
Waxaana uu sheegay in Xaalada adag ay ka jirto Deegaanada Xaalada Bini’aadan tinimo oo aad u liidatah.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka Raisul Wasaaraha Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com