Muqdisho(AGGM): Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Mejer Generaal Siilaas oo shir jiraa’id ku qabtay Xarunta Xalane ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay Xaqiijindoonaan Goobaha Lagala wareego Falaagada Al-shabaab.
Waxaa uu sheegay in Deegaano Farabadan oo ka mid ah Gobolada Soomaaliya oo dhawaan la Xoreeyay ay Sugayaan Ciidamada AMISOm amaankooda.
Waxaa uu sheegay in Deegaanadaas qorshe loo dajiyey Islamarkaana Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay Xaqiijin Doonaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmailcom