Muqdisho(AGGM): Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Bari Magaalada Muqdisho la keeni doon Alle ha u naxariistee Marxuun max’ed Saleebaan Tubeec oo dhawaan ku geriyooday Dalka Jarmalka.
Prof, Jawaari ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho Aas qaran loogu Sameyn Doono oo ay Dowladda Soomaaliya ay u Diyaar Garoowday bislamarkaana bari Aas loo sameyndoono.
halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com