Laasqoray (AGGM):Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Max’ed Siilaanyo oo wata Gaadiid Dagaal ayaa gaaray Magaalada Laas Qoray ee ay ku Muran sanyihiin Maamulka Soomaaliland iyo Puntland.
Waxaana la sheegay in Madaxweynaha Maamulka uu wato Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo Farabadan kuwaas oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Magaalada Laas qorey ee Gobolka Sool.
Waxaana laga Cabsi qabaa in halkaasi uu ka dhaco Dagaal u dhaxeeya Labada Maamul.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com