Gaalkacyo(AGGM): Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulklka Puntland Max;ed Yuusuf Jaamac Tigey oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Al-shabaab ay qorsheenayaan Weeraro ay ka Geystaan Magaalada Gaalkacyo.
Max’ed Yuusif Jaamaca Tigey Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in Falaagada Al-shabaab ay Dooneyso in Weeraro ay ka geeysato Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanada Maamulka Puntland.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Amuurahaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com