Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxed Xuseen Muungaab ayaa waxaa uu Digniin u diray Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Muungaab ayaa u digay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ayaga oo aan shaqo hay Qadoyinka Dhax Joga Magaalada iyo Wadooyinka Magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka dhageyso
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com