Dhageyso:Xil. Dalxa Oo Ka hadlay Dagaal Ka dhacay Gobolka Sh/hoose dowladana ku Eedeeyay..

0

Muqdisho(AGGM)Por Maxamed Cumur Dalxa Oo Kamid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Dagaal Kadhacay Qeybo Kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose  Dowladda Soomaliya Ku Eedeeyay Wax ka Qabad la’aanta Joojin Dagaalkaas.

Dalxa Ayaa Sheegay in Dagaalka uu Dhexeeyo Ciidamo ku labisan Dareeska dowladda iyo Shacabka Deegaanka .

Xildhibaan Dalxa ayaa Nasiib Daro Ku Tilmaamay in Taliyaasha Ciidamada Dowladda aysan wali faragalin ku Samayn sidii loo joojin lahaa Dagaalk o uu sheegay in ay Ku wargaliyeen

Halkaan Ka Dhageyso Codka XIldhibaan Dalxa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com