Boosaaso(AGGM): Madaxweyanaha Maamulka Puntland C.wali Max’ed Cali Gaas oo Magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Madaxda Maamulka Ee Bosaaso ayaa ka hadlay Arimo Farabadan oo ay ka mid yihiin Dagaalka Al-shabaab iyo Munarka Soomaaliland kala Dhexeya.
C/wali Gaas ayaa sheegay in ay Deegaanada Maamulka Puntland ka sifeyn doonaan Dagaal yahanada Al-shabaab ee ku sugan Buuraleyda Galgala.
sidoo kale waxaa uu ka hadlay Muranka Soomaaliland iyo Mamaulka Puntland u dhaxeeya .
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com