Nairobi:Madaxweynaha Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto oo ku dhawaqay mushaaraadka in la dhimidoono.

0

Gudiga Mushaaraadka ayaa waxay sheegeen in aysan la socon dhimista mushaaradka boqolkiiba 20% oo ay ku dhawaaqeen madaxda dalka  mr uhurukenyatta iyo ku xigeekiisa William ruto

Gudoomiyaha gudiga lacag bixinta  sarah sarem, aya ka dhawaajiyey ilaa iyo haatan inaysan soo gaarin warbixino ka soo baxay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa  oo cadaynaya inaya dhimeen lacagaha mushaaradka  ayaga iyo goalaha wasiirada.

Sida uu sharciga sheegayo labadan hogaamiye aya laga rabaa qoraal warbixin ah in ay u gudbiyaan gudiga mushaaradka lacagaha taaso oo ay ku cadaynayaan in ay mushaaraaadkooda dhimeen.

Mushaaradka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisaba ayaa waxa aya qaadan doonaan  mushaaraadkoodii

Ay horay u qaadan jireen ayaga oo waxba laga faragalin  ila ay ka warbixiyaan gudiga mushaaradka iyo gunooyinka .

 

 

Isha ku Hay allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com