Deg Deg:- Degmada CeelBuur oo Gacanta lagu dhigay

0

Ceelbuur(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Gacanta ku dhugay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud,halkaa oo ay Maamuleen Mudo Al-shabaab.

Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay Magaalada Si Buuxda u maamulaan islamarkaana Al-shabaab laga Saaray degmada Ceelbuur.

Waxaan la ogeen Khasaaraha Dhimasho iyo midka Dhaawac ee Dagaalka Manata ka dhashay,waloow ay jiraan  Dadka Degmad ku noolaa oo halkaa ka Barakacay.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com