Lafoole(AGGM): Gudoomiyaha Deegaanka Lafoole ee Dowladda Soomaaliya Ibraahin Max’ed Guuleed ayaa sheegay in Amaandaro awgeed uu oga Cararay deegaanka uu Gudoomiyaha ka yahay.
Ibraahin Max’ed Guuled ayaa sheegay in Deegaanka uu Gudoomiyaha ka yahay Amaankiisa uu Faraha ka baxay islamarkaana Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda ay dhibaato ku hayaan.
Waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay qeyb ka yihiin Amaan Xumida Deegaanka ka jirta.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha
Isha ku hay Allgalgaduud media
Allgalgaduud@gmail.com