Dhageyso:Horjoogayaasha Axmed Madoobe oo Shacabka u dhaartay

0

Kismaayo(AGGM): Horjooge ka tirsan maleeshiyada Raas kambooni oo lagu Magacaabo Maxamuud Qaalib ayaa sheegay in laga dilay Sargaal ka tirsan raa skambooniyiinta,

waxaa uu sheegay horjoogaha in ay u Aari doonaan Sargaalka lagu Dilay Magaalada Kismaayo,waxaana Xalay magaalada lagu dilay ugu yaraan saddex Ruux oo ka tirsan Shacabka Magaalada Kismaayo.

Maleeshiyada Raas kambooni ayaa Magaalada Kismaayo ka wada Dil Dhac iyo Kufsi ay ku hayaan Dadka Shacabkaa ee ku nool Magaalada Kismaayo islamarkaana ka soo hor jeeda Fikirka Axmed Madoobe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com