Labo Markab Xamuul ayaa shalay ku xirtay Dekedda magaalladda Chornomorsk ee dalka Ukraine, si ay Shixnad Qamadi ugu daabulaan dalka Masar iyo Israel.
Maraakiibtaasi oo lagu kala magacaabo AROYAT iyo RESILIENT AFRICA waxaa lagu soo rari doonaan 20,000 oo tan oo Qamadiga Ukraine.
Naakhuudayaasha la socda Maraakiibtaasi ayaa la sheegay inay ka soo jeedaan dalalka Türkiye, Masar iyo Azerbaijan.
Dawlada Ukrain ayaa intii uu socday Duulaanka Ruushka uu ku qaaday dalkeeda waxaa maraaliib badan oo sida Qamadi ay ay dirtay dalal ku yaala Caalamka .