Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ,Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go’aan Mamnuucaya in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo ee Dalka la keeno,si looga hortago in la Masuq-Maasuqo.
Home Dhacdooyinka Todobaadka AKHRISO:- Dawlada Federaalka oo ka digtay in la musuq maasuqo gargaarka dadka...