AKHRISO:- Siyaasiyiin madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu hay’adihi Dastuuriga ahaa afduubay

0

siyaasiyiin ay ugu horreeyaan madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaarayaal hore ayaa dhaleeceeyeyvhadalnuu madaxweyne Xasan Sheekh Jimcihi hore jeediyey, waxayna ku eedeeyeen inuu balan uga baxay, dalkana talada dalkana isku koobay.